Boqor Charles III oo gaaray qasriga Holyroodhouse ee ku yaalla Edinburgh ee caasimadda Scotland.

Isniin: SEPTEMBER 12, 2022

Boqor Charles III ayaa gaaray qasriga Holyroodhouse ee ku yaalla Edinburgh ee caasimadda Scotland.

Boqorka iyo Camilla oo ah xaaskiisa ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay halkaas, waxaana la arkayay iyagoo salaamay dadweyne, Naxashka boqoradda ayaa yaalla Edinburgh.

Office Nairobi Kenya