Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle oo shaqo joojin ku sameeyay Wasiir ka tirsan Hirshabeelle

Isniin: September 26, 2022

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle ahna Kusimaha Madaxweynaha Yuusuf Axmed Hagar ayaa shaqo ka joojin ku sameeyay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Hirshabeelle.

Madaxweyne Ku Xigeenka ayaa faray Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka inuu sii wado shaqada Wasaaradda.

Office Nairobi kenya