Agaasimaha isbitaal gaar loo leeyahay oo ku yaalla Beledweyne oo ka warbixiyay xaaladda

Isniin: OCTOBER 3, 2022

Agaasimaha isbitaalka gaarka loo leeyahay ee Hilaal ee Beledweyne Maxamed Cabdi Dhoobey ayaa BBC-da u sheegay in isbitaalkooda lasoo gaarsiiyay 14 qof oo ku dhaawacmay qaraxyadii saaka ka dhacay magaalada Beledweyne halka 4 kamid ah dadkaas oo ay xaaladdoodu culeysd loo qaaday Muqdisho.

Ku dhawaad 30 qof ayaa ku dhaawacantay qaraxyada halka 20 qof ay ku dhinteen.

Qarax kale oo saddexaad ayaa goordhaweyd ka dhacay bartamaha Beledweyne.

Office Nairobi Kenya