Ciidamada Amniga Galmudug oo Gacanta Gaari Qaraxyo ku Rarnaa magaalada Cadaado

Khamiis: OCTOBER 6, 2022

Booliska Galmudug ayaa Gacanta ku dhigey gaari qarax Raran yahay xilli saaka uu yaalay Agagaarka Hospitalka Degmada Cadaado

Baaris ayaa ku socota Gaariga iyo Darawlka wadday Waxaana lageeyey Saldhiga Booliska

Sida ay noo  xaqiijiyeen qaar kamida Saraakiisha Ciidanka Booliska Magaalada Cadaado.

Alshabaab ayaa Dhawaan Qaraxyo Badan ka geestay Magaalada Baladweyne.

Office Nairobi Kenya