Madaxweynaha Galmudug oo soo xiray kulan ballaaran ay iskugu yimaadeen siyaasiyiinta, culimada, dhaqanka iyo haweenka beelaha ka soo jeeda Galmudug

Arbaco: OCTOBER 19, 2022

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa soo xiray kulan ballaaran ay iskugu yimaadeen siyaasiyiinta, culimada, dhaqanka iyo haweenka beelaha ka soo jeeda Galmudug, kaas oo maanta ka dhacay Aqalka madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamarreeb.

Ujeedka kulanka ayaa ahaa dhiirogalinta shacabka  iyo dardar galinta howlgallada ka dhanka ah argagixisada ee looga sifeenayo deegaanada Galmudug iyo guud ahaan Soomaaliya.

Office Nairobi Kenya