Qoyska Wasiir Cabbaas Siraaji oo ka hadlay xukunka lagu fuliyay ninkii wiilkooda dilay Ceydiid amaana u jeediyay Madaxweyne xasan

Sabti: October 22, 2022

Qoyska Allaha u naxariiste wasiirkii hore ee howlaha guud iyo dib u dhiska Cabbaas Siraaji ayaa soo dhaweeyay xukunka dilka ah ee saaka lagu fuliyay Axmed Cabdullaahi Ceydiid.

Bayaan kasoo baxay qoyska ayaa lagu sheegay in maanta ‘ay caddaaladdii timid’ kadib muddo dheer ay raadiyeen.

Qoyska waxay u mahadceliyeen cid kasta oo ku lug laheyd dadaalladii caddaaladda loogu raadinayay Marxuum Wasiir Cabbaas.

Office Nairobi Kenya