War Deg deg ah: Weerar ku billowday qaraxyo iyo Dagaal toos ah oo haatan ka socda Hotel Tawakal KISMAAYO

Axad: OCTOBER 23, 2022

 Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar ku billowday qaraxyo oo goordhow ka dhacay gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta ee xarunta ku meel gaarka ah ee dowlad goboleedka Jubbaland.

Weerarka ayaa waxa lagu soo warramayaa in lagu qaaday mid ka mid ah hoteellada ku yaalla bartamaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Xaaladda ayaa haatan aad u kacsan, waxaana la soo warinayaa in weli rasaas xoogan laga maqlayo magaalada.

Office Nairobi Kenya