Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo gaaray Muqdisho

Khamiis: OCTOBER 27, 2022

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Muqdisho ee xarunta wadanka Soomaaliya.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay, Wasiirro, Xildhibaanno, iyo xubno kale.

Ujeedka safarka madaxweynaha ayaa ah ka qeyb galka shirka Madasha Wadatashiga Qaran, oo lagu wado in uu ka furmo magaalada Muqdisho.

Office Nairobi Kenya