Wasiirka Amniga ee Galmudug oo Maantay Tababar usoo xiray Ciidan ku Biiraya Booliska Galmudug

Khamiis: OCTOBER 27, 2022

Wasiirka amniga Galmudug Maxamed Cabdi Aadan (Gaboobe), saraakiisha Booliska Galmudug, maamulka degmada Cadaado iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug ayaa ka qaybgalay xiritaanka tababarka ciidankan Booliska ah oo muddo 3-bilood ah lagu tababarayey duleedka degmada Cadaado.

Guddoomiyaha degmada Cadaado Faarax Diiriye Warsame ayaa sheegay in ka degmo ahaan ay ku faraxsanyihiin ciidankan tababarka dhammaystay, kuwaas oo ka qayb qaadan doona xoojinta ammaanka deegaanka iyo ilaalinta sharciga.

Office Nairobi Kenya