Bankiga Adduunka oo Warbixin cusub ka soo saaray kororka dhaqaalaha Somalia ee 2021

Arbaco: November 30, 2022

 Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa ka qeybgalay shirka sanadlaha ah ee uu soo qabanqaabiyay Bankiga Adduunka.

Waxaa shirkan lagu  soo Bandhigay Warbxinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee sanadkii 2021.

Office Nairobi Kenya