Sh Maxamed Idiris oo dhaliilay Tallaabadii uu qaaday Baarlamaanka Soomaaliya

khamiis: December 1, 2022

Sheikh Maxamed Idiris oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa dhaliilay  Baarlamaanka Soomaaliya, wuxuuna nasiib darro ku tilmaamay inaysan ka diirin dhiigga shacabka, iyo dayaca amniga ee caasimadda ka taagan.

“Barlamaankii Soomaaliya oo shaqada ku soo noqday, lana soo kulmay dhacdooyin xanuun badan Waxaan la filayey barlamaanka iyo guddoonkiisa wada jira, iney shalayba u yeerayaan xukuumadda iyo madaxda laamaha amniga, su’aalaha dadweynahana ka qaylinaya weydiinayaan, lana xisaabtamayaan, laakiin ma dhicin.

Ma filihayn miisaaniyad iyo wax kale toonna iney ka horreynayaan, dhiigga shacabka, iyo dayaca amniga ee caasimadda ka taagan oo hotel rays ugu dambeeyey.

Office Nairobi Kenya