In ka badan 50 qof oo ku dhaawcantay shil ka dhacay gobolka British Columbia ee dalka Canada.

Axad: December 25, 2022

In ka badan 50 qof ayaa ku dhaawcantay shil ka dhacay gobolka British Columbia ee dalka Canada.

Shilkan tareen ayaa ka dhacay meel u dhaw magaalada Merrit halkaasoo uu heerka qabowga uu gaaray -3.9C.

Lama ogo waxa sababay shilkan.

Guddoomiyaha gobolka David Eby ayaa sheegay in uu ka naxay markii uu maqlay dhacdadan shilka.

Office Nairobi kenya