Shirka culimada Soomaalida oo ka furmaya Muqdisho iyo shacabka Somaliyeed oo aad u soo dhaweeyay

  Isniin: January 23 2023 

Waxa magaalada  ka bilowdo, shir loogu magac daray shirweynaha culimada Soomaaliyeed, kaas oo looga hadli doono ajandayaal ay kamid yihiin sharciyad ka qaadista ururka Al-Shabaab, sida sixida fahamka saxda ah ee diinta islaamka.

Sharciyad siinta dawladda, sida xukunka islaamka iyo dawladnimada casriga ah Iyo dhisida Golaha Sare ee Culimada.

Shirkan oo socon doona illaa khamiista ayaa waxa ka qaybgalaya culimo ka kala timid dalka gudihiisa iyo dibaddiisa. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu shirka furo.

Office Nairobi Kenya