Wararkii ugu dambeeyay ee xiisada Mareykanka iyo Shiinaha u dhaxeysa.


Sabti: February 4, 2023

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa ku eedeeyay Shiinaha inay u dhaqmayo si mas’uuliyad darro ah, wuxuuna baajiyay safar uu ku tagi lahaa magaalada Beijing ee caasimadda dalkaasi ka dib markii hawada Maraykanka laga arkay buufin laga leeyahay

shiinaha oo dul heehaabaysa. Antony Blinken ayaa sheegay in muhiimadiisa kowaad ay tahay in buufinta laga saaro hawada Mareykanka.

Office Nairobi Kenya