Madaxweyne Muuse Biixi oo mar kale ka hadlay is-afgaradka Itoobiya

HARGEYSA — 

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo maanta ku soo laabtay magaalada Hargeysa kadib heshiiksii uu kowdii bishan magaalada Addis Ababa kula soo saxiixday ra’iisal wasaaraha dlaka Ethiopia Abiy Axmed, ayaa la hadlay shacabka.

Warkan waxaa magaalada Hargeysa ka soo diray Xamse Cali Jeesto.

_________________________________________________________________________

Xigasho: VOA

_________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.