Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada madaxweynaha Puntland

GAROOWE — Maamul goboleedka Puntland waxaa looga diyaargaroobayaa doorashada hoggaanka maamulka ee dhici doonta maalinta berri ah, waxaana maanta musharriixintu ay jeediyey khudbadahooga ku saabsan barnaamijyada ay diradda saari doonaan haddii la doorto.

Warbixintan waxaa inoo haysa Faadumo Yaasiin Jaamac.

.

.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.