Cabsida Mareykanka ee ah in dagaalka Gaza uu ku fido Bariga Dhexe

LONDON — Barnaamijka Amuuraha Islaamka ee toddobaadkan waxaan kusoo qaadaneynaa dadaallada uu Mareykanku ku doonayo in looga hortago in dagaalka Gaza uu ku fido Bariga Dhexe.

Waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

.

Xigasho: VOA

.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.