Qarax galabta ka dhacay magaalada Boosaaso

BOOSAASO — Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in qarax uu galabta ka dhacay goob ay dadku iskugu yimaadaan.

Maalintii Axaddii ayey ahayd markii mas’uuliyiinta amniga ee magaalada Boosaaso ay ku dhowaaqeen tallaabooyin ay ku adkaynayaan amniga magaalada, gaar ahaan goobaha ganacsiga.

Faahfaahinta ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay weriyahayaga Yuusuf Maxamuud.

.

.

Xigasho: VOA

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.