Golaha Wakiilada Somaliland oo ka jawaabay tallaabadii madaxweynaha

HARGEYSA — Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay dib ugu celiyey golaha Guurtida Somaliland xeerarkii isku sidkayey doorashooyinka madaxtooyada Iyo ururada siyaasadda.

Haddaba tallaabada Madaxaweynaha Somaliland waxaa iyaguna maanta ka jawaabay shur-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland. Warkan waxaa Hargaysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakulle.

.

.

Xigasho: VOA

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.