Dowladda Soomaaliya oo iska fogeysey eedo ka yimid Sheekh Shariif

MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya ayaa iska fogeysey in ay warbaahinta dowladda ka joojisay baahinta khudbadii uu shaley baarlamanka ka jeediyey madaxweynihii hore, ahna mudane ka tirsan baarlamanka Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Shariif ayaa qoraal uu shalay ku baahiyey baraha bulshada ku sheegay inay nasiib darro tahay in khudbaddiisa aan laga baahin Taleefishinka qaranka, sida uu hadalka u dhigay.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.

.

.

Xigasho: VOA

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.