BARAAWE — Doon wadda shixnad ganacsi ayaa markii ugu horeysay muddo sannado ah kusoo xiratay dekadda magaalada Baraawe ee caasimadda maamulka Koonfur Galbeed.
Warbixintan waxaa soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.
Xigasho: VOA
Copyright © 2026 Qaranimo Online