Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNHCR ee Soomaaliya

Muqdisho –– Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta kulan la qaatay wakiilka hey’adda UNHCR ee Soomaaliya mudane Charles Mballa.

Kulankan oo sidoo kale ay qeyb ka ahaayeen Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda mudane Cabdixakiim Xasan Ashkir iyo Guddoomiyaha Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Safiya Xasan Maxamed ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Dadaallada xalka waara loogu helayo Barakacayaasha iyo Qaxootiga.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.