RW Xamse oo booqday deegaanadii Jubaland ee dhowaan al-Shabaab laga xoreeyey

Ra’iisalwsaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa safar ku tegey magaalada Kismaayo, isaga oo halkaaas kula kulmay masuuliyiinta Jubaland. Ra’iisal wasaaraha ayaa sidoo kale safar ku tegey deegaanka Buulo Xaaji oo dhowaan laga xoreeyey ururka al-Shabaab, sida uu warbixintan ku eegayo weriyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Xigasho: VOA

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.