Taliyaha ciidamada Sudan oo ka badbaaday isku day dil

Milatariga Sudan ayaa sheegay in Gen. Abdel Fatah Al Burhan oo ah hogaamiyahooda ugu sarreeya uu ka badbaaday isku day dil oo loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee meelaha durugsan laga hago, xili uu ku sugnaa xaflad ay ciidamo milatari ahi ku qalinjabinayeen oo ka dhacaysay bariga dalkaasi Sudan, waxaana goobtaas ku dhintay shan qof.

Warbixin amuurtaas ku saabsan waxaa inoo haya Cabdixakiin Shirwac

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.