Debedbax looga soo horjeedo weerarkii xeebta Liido

Debedbax lagaga soo horjeedo weerarkii ka dhacay xeebta Liido maalinimadii Jimcaha, ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho. Dadweynaha iyo masuuliyiinta ka soo qayb galay ayaa cambaareeyey weerarkaas oo ay ku tilmaameen inuu ahaa mid naxariis darro ah.

Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasankaafi C/raxmaan Qoyste

Xigasho: VOA

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.