Muxuu Imaaraadka u doonayaa martigelinta shirka Ruushka iyo Ukraine?

Abu Dhabi — Imaaraadka Carabta ayaa u sheegay Mareykanka in uu dalkaasi doonayo in uu martigeliyo wadahadallo lagu soo afjarayo dagaalka Ukraine, wadahadalladaasi oo ugu dambeyntii keeni kara shir-madaxeed nabadeed oo dhexmara madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy.

Warbixintan ay Reuters qortay oo soo xiganeysa dhowr sarkaal oo arrintan la socda ayaa waxaa noo soo koobaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.