Ergadii doorashooyinka dalka ee maamulka Soomaaliland oo qaadacay

Muqdisho | QOL | September 14, 2016 – Ergadii loo qorsheeyey in ay doorashooyinka dalka uga qeybgalaan maamulka Reer Soomaaliland ayaa gabi ahaanba iska diiday qaabka loo diyaariyey in ay u dhacdo dooshashada dadban ee dalka oo ay sheegeen in uu yahay mid ay saluugayaan  waxay soo saareen warmurtiyeed ay arintaasi ku cadaynayaan

Liiska magacyada ayaa waxaa ku jira Raiisal wasaare ku xigeenka Dowlada waqtigeedii dhamaaday Maxamed Cumar Carte 5 wasiir iyo 6 xildhibaan

Waxaa goor dhawayd Warmurtiyeed ay uga horjeedaan Doorashada Soomaaliya soo saaray Isimada, Cuqaasha iyo Siyaasiyiinta Soomaaliland ee Muqdisho Jooga, waxaana ugu horeeya RW kuxigeenkii dawlada xiligeedu dhamasday Maxamef Cumar Carte.

ergada-somaliland-1ergada-somaliland-2ergada-somaliland-3

 

.

.

.

________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Toronto ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *