RW Khayre oo dhagax dhigay xarunta ugu weyn Hay’adda Socdaalka iyo Jisniyadda

Muqdisho | Maarso 10, 2017 – Raisul Wasaraha Dalka Mudane Xadan Cali Kheyre ayaa si rasmi ah manta u dhagax dhigay xarunta ugu weyn Hay’adda Socdaalka iyo Jisniyadda ay yeelan doonto taasi oo laga dhisi doono Degmada Waaberi

Dhagx dhiga Xarunta aya waxaa ku sugnaa Wasiirka Amniga , Agaasimaha Guud ee HS&J iyo Gudoomaiyaha Gobolka Banaadir.

Dhulkan laga dhiso doono Xarunta ugu weyn ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinisnyada yeelan doonto ayaa waxaa ku deeqay Maamulka Gobolka Banaadir

.

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *