Daawo khubad iyo duco uu jeediyey Ra’iisul Wasaare Kheyre

Muqdisho | Maarso 14, 2017 – R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre , Xildhibaano ,Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya ,Saraakiil ciidan, iyo masuuliyiin ayaa maanta dad badan oo shacab ah kala qeyb galay dukashada salaad roob doon ah .

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Xasan Cali Kheyre waxa uu shacabka kula tukaday Masaajidka Isbaheysiga Islaamka Salaad Roob doon iyo duco ah, in Abaarta alle ka dulqaado umadda.

 

https://www.youtube.com/watch?v=zHvtcxVtAMA&feature=youtu.be

Author: Ali
. Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho, Soomaaliya __________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *