DAG DAG:- Qarax Goordhow Muqdisho Ka Dhacay

Muqdisho | April 12, 2017 – Qarxan ayaa haa babada gacanata lagatuuro oo lal beegsaday fariisimo ay ciidamada dawlada fadaraalka ay ku leeyihii wadad wadnah ee gobalka banaadir qaraxan ayaa bartilmaameedkiisa ayaa wax uu ahaa waaxda 4aad ee barwaaqo ee dagamada waratanabada sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal kusugan goobta ay wax ka dhaceen .

Qaraxan ayaa geestay qasaaro igu jiara dhimasho iyo dhaawac iyadoona aygoobta ay isku soo giidaameen ciidamo katirasan kuwa dawlada fadaraalka soomaaliya sikasatba ha ahaatee qaraxan ayaanan ahayn kii ugu horeeyay ee ka dhahca waxda afaraad ee dagmad wartanabada.

01

.

LASOCO WAXII KU SOO KORDHA 

__________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *