Daba Goordhaw ka kacay xafad kamid ah xafadaha magalada muqdisho

Muqdisho | April 15, 2017–Wararka naga soo gaaraya Xaafadda Oodweyne ee degmada Dayniile ayaa waxa ay sheegayaan in guryo ku yaalla halkaasi uu dab ka kacay.

Dabka ayaa waxa ay la sheegay in uu ka kacay guryo ay degan yihiin dad Shacab ah.

Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka degaanka dabkaasi waxaa ku burburay Saddex guri.

Gawarida
Dabdamiska oo goobta gaaray ayaa ku guuleystay in ay damiyaan dabkaasi.

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *