Aas-Qaran oo loo sameeyey Wasiirkii Howlaha Guud Xildhibaan Cabaas Siraaji.

Muqdisho | QOL | May 4, 2017 – Madaxda ugu sareysa dalka ayaa ka qeyb galay Janaasada Wasiirkii Howlaha Guud Marxuum Cabaas C/laahi Siraaji oo xalay la dilay, kaas oo aas qaran loogu sameeyey magaalada Muqdisho.

Waxana aaska ka qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Mudane C/weli Muudey iyo masuuliyin kale.

aas-qaran-marxuum-siraaji-1 aas-qaran-marxuum-siraaji-5 aas-qaran-marxuum-siraaji-3 aas-qaran-marxuum-siraaji-2 aas-qaran-marxuum-siraaji-4

.

.

.

_______________________________________

 

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *