
Dhanka kale “Ethiopia ayaa wado olole xoog leh oo ay ku dooneeyso in ay qabsato Soomaalia oo dhan si ay Mareykanka wakiil uga noqoto dhaqaalana uga hesho.” sidaas waxa qaba siyaasiyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya.
————————————————–
Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho