Howlgalo Lagu Xaqiijinayeo Amaanka Oo Lagasameeyey Dagmada Diinsoor Ee G/Baay

Baay   | QOL | June 02, 2017——–Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa ka mid Degmooyinka sida aadka ah ay uga socdaan Howlgalada lagula dagaalamayo ururka Al Shabaab.

Howlgalada Shabaab lagula dagaalamayo ayaa waxaa iska kaashanaya Ciidanka Xoogga dalka, Ciidamada Koonfur Galbeed iyo kuwa Itoobiya.

Taliyaha Nabad sugidda degmada Diinsoor Xasan Cabdi Haajir oo la hadlay Q.O.Layaa waxa uu sheegay Howlgaladan in ay ka duwan yihiin kuwii hore.

 sikasataba ah ahaatee mudooyinkii danbe ee ayaa cidamada maamulka konfurgalbeed waxa ay wadeen howlagalo ay sheenee in ay ahaayeen kuwo lagu xaqiijinayo amaanka deeganada iyo dagamooyinka ay ka arimiyaan maamulkaasi

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Baay 

______________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *