DAG-DAG DHAGAYSO:-Ciidamada Amaanka Oo Goordhow Gacanta Ku Dhigay Qarax Lasoo Dhigay Xafada 21 OCTOBER

Muqdisho  | QOL | June 03, 2017 ——Wararka naga soo gaaraya degmada Waabari ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ay saaka halkaasi ku qabteen waxyaabaha Qarxa.

Qaraxa ayaa waxaa lagu qabtay Xaafadda 21-ka October , waxaana ciidamada ay dadka Shacabka ah ka saareen goobtii qaraxa lagu qabtay.

Qaraxyadaani ayaa waxa ay ku jireen Boorsooyin , waxaana xalay lasoo dhigay Xaafaddaasi.

Gudoomiye  waxeeka waxda maajo ayaa Qaranimo usheegay in ay ciidamadu baarayaan qaraxa sidookale waxa uu sheegay in dadka loo bahanayahay in ay la shaqeeyaan lamaha amaanka

Balasa waxaa lagub wadaa in saacadaha soo socda ay halkaa gaaraan mas uuliyiin ka socda maamulka gobalka banadir

COD HOWLGALO WAABARI

Lasoco wixii ku soon kordhaa

 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *