RW Khayre ayaa kormeer ku tagey deegaanka Goobweyn iyo Jaamacadda Kismaayo.

Kismayo | QOL | 14, July, 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JF.S Mudane Xasan Cali Khayre oo weheliyaan xubnaha Golaha Wasiirada iyo Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kormeer ku tagay deegaanka Goobweyn oo dhaca waqooyiga magaalada kismaayo, halkaas oo isaga darsamaan Wabiga Jubba ibo Badweynta India, waxana uu R’aiisul Wasaaruhu la kulmay qeybaha bulshada ee ku dhaqan deegaanka Goobweyn.

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale tagey Jaamacadda Kismayo oo xarun u ah Ciidanka Isku dhafan ee Dawladda, waxana uu kula dar-daarmay Ra’iisul Wasaaruhu in laga shaqeeyo danta guud, ciidankuna ay u diyaar garoobaan sido deeganada ay maamulaan shabaab looga xoreyn lahaa.

rw-kahyre-kismaayo-2nd-day-8 rw-kahyre-kismaayo-2nd-day-4 rw-kahyre-kismaayo-2nd-day-5 rw-kahyre-kismaayo-2nd-day-2 rw-kahyre-kismaayo-2nd-day-9 rw-kahyre-kismaayo-2nd-day-3 rw-kahyre-kismaayo-2nd-day-6 rw-kahyre-kismaayo-2nd-day-1 rw-kahyre-kismaayo-2nd-day-10 rw-kahyre-kismaayo-2nd-day-11 rw-kahyre-kismaayo-2nd-day-7 rw-kahyre-kismaayo-2nd-day-12

.

.

_________________________________

 

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *