Magacyada 100-ka arday ee ugu horeysa Imtixaanka Dowladda

Muqdisho  | QOL | 22 Luulyo 2017  — Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Magacyada 100-ka Arday ee ugu horeysa Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada sare Sanad waxbarashadeedka 2016-2017.

18,239 arday ayaa Sanadan ufariisatay Imtixaanka mideysan ee qaaday Dowladda Federalka Soomaaliya, waxaa ka gudubtay 15, 356 arday oobaastay, Waxaan gudbin 2883 arda oo ka dhigan iney dheceen sidaas waxaa xaqiijiyay Wasiiru dowlahha Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle.

Hadaba Halkan Hoose ka Akhriso Magacyada 100-ka Arday ee ugu Horeysa Imtixaanka Dowladda:

a

b

c

Xafiiska Wararka |  Qaranimo Online |Muqdisho 

___________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *