Roobab saacadihii lasoodhafay ka da’ay Muqdisho

Muqdisho | QOL | Augusto 15, 2017 – Roobab xoog leh oo Saacadihii lasoo dhaafay ka da’ay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa saamayn ku yeeshay isu socodka dadka iyo gaadiidka, iyadoo wadooyinka waaweyn iyo kuwa xaafaddaha ay biyo fariisteen.

Roobabkaasi ayaa sidoo kale saameyn ku yeeshay dadka Barakacayaasha ah ee kunool Magaalada Muqdisho,kuwaa soo aan heysanin waxyaabo ay ka okortaan dhibicda roobka.

02 03 04 04 06 07 08

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *