10; XIldhibaan oo ku tartamaya guddoomiye xigeenka 1aad ee Wakillada Somaliland

Muqdisho August 19, 2017-Xoghayaha golaha wakiillada Somaliland C/Risaaq Siciid Ayaanlle ayaa shaaciyay magacyada Xildhibaannada u tartamaya guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Maamulka Somaliland.

Kursigan waxaa ka kacay Guddoomiyaha Golaha wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo ah 6dii Bishan loo doortay guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland kaddib markii is casilay C/Raxmaan Cirro oo u tartamaya xilka Madaxweynaha Somaliland doorashada dhaceysa 13ka November ee Sanadkan.

Magacyada Xildhibaannada u tartamaya Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha wakiillada Somaliland ayaa kala ah;

rr

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *