Sawiro:- Farmaajo oo la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Dr C/qaasim

Muqdisho | QOL | 21 August 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cadullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Masar ayaa magaalada Qaahira ee dalkaas  ku siyaartay hooyga Qaahira uu ka degan yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Dr C/qaasim Salaad Xasan.

Madaxweynaha dalka ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qorey in uu la kulmay C/qaasim Salaad Xasan oo ay ka wada hadleen arrimo badan oo ay ka midtahay xaaladda dalka.

001 00002 0003 0000004 1111 02222  44444 888888

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *