Muqdisho | QOL | Agoosto 23, 2017 – Senator Muuse Suudi Yalaxoow oo ka mid ah xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Dowlada Federaalka ku eedeeyay inay ka danbeeyso afgenbiga kadhacay maamulka Hirshabeelle.
.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
______________________________________________
