Sawiro:- Gudoomiyaha G/Benadir oo xariga ka jaray goob muhiim ah

Muqdisho | QOL | August 23, 2017 – Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Goordhaw Xariga kajaray Dib udhis lagusameyay Taalada Axmad Gurey oo kutaala isgoyska KM4.

Duqa Muqdisho waxa uu balan qaaday in dib udhis lagusameyn doono goobaha taariiqiga ah ee kuyaalo Muqdisho Sidoo Kale Gudoomiye Thabit ayaa Sheegay In Taaladan Lagu Soo Xusuusan Doono Halgamaagii Weynaa Ee Axmed Gurey Kaasi Oo Bal Dahab ah Ka Galay Taariiqda Soomaaliya.

Taladan ayaa wax ay kamid aheyd Goobihii Taariiqiga ahaa Ee Lagu Waayey Dagaaladii Sokeeyey Ee Dalka Ka Dhacay.

01 02 03 04  05 06

taalada-km4-1 taalada-km4-2

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *