Sawiro:- Dibad bax looga soo horjeedo xariga Qalbi Dhagax oo ka dhacay London

Muqdisho | QOL | September, 13, 2017 – Qaar ka mid ah Soomaalida Kunool Magaalada London ee Caasimadda Britain ayaa dhigay Banaanbax ballaaran oo ay kasoo horjeedaan dhiibitaanka Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax.

Soomaalida ayaa ku hor banaanbaxay Safaaradda dowladda Itoobiya ee ku taalla Magaalada London.

Waxa ay wateen Boorar ay ku qoran yihiin Erayo looga soo horjeedo dowladda Soomaaliya.

111 4444 111111

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *