RW Kheyre oo goordhow tegay xarunta ay ka soconayso munaasanada carwo buugeedka Muqdisho

Muqdisho | QOL | September 14, 2017 – R/Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudan Xasan Cali Kheyre Ayaa Goor Dhow Tagay Xarunta Uu Ka Soconayo Carwo Buugeedka Muqdisho Halkaasi Oo Lagu Soo Bandhigayo Buugaag Farabadan  Oo Ay Qoreen Qayaal Soomaaliyeed Dhanka Kale R/Wasaarah Soomaaliaya Ayaa Lagu Wadaa In Halkaa Uu Khudbad Ka Jeedsho Sidookale.

Furitaanka Munaasabadan Oo Shalay Ahayd ayaa Ka Qayb Galay Mas’uuliyiin Sar Sarre Oo Katirsan Dowlada Soomaaliya Iyadoona Lagu Wado In Uu Sooxiro Madxwene Faraamjo.

rw-khayre-muqdisho-bookfair-1 haas

rw-khayre-muqdisho-bookfair-3 rw-khayre-muqdisho-bookfair-2 rw-khayre-muqdisho-bookfair-5 rw-khayre-muqdisho-bookfair-6 rw-khayre-muqdisho-bookfair-7 rw-khayre-muqdisho-bookfair-4

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *