Axmad Madoobe Oo La kulmay Saraakiisha Amniga Baledxaawo

Mogadishu, 16 September 2017 –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa la kulmay Sarakiisha Ciidamada iyo Maamulka Magaalada Beledxaawo.

Wuxuu ku amaanay sida ay isaga difaaceen, weerarkii ay dhawaan kusoo qaadeen Al-Shabaab, isagoo dhinaca kale ku booriyay in ay nabadgalyada degaanka adkeeyaan iyagoo kaashanaya Bulshada.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in Jubbaland ay la socota in ay ku shaqeeyaan ciidamada Amniga Xaalad adag.socota in ay ku shaqeeyaan ciidamada Amniga Xaalad adag.

q1 q2

q4

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *