Sawiro:- Kulan muhiim ah oo ka dhacay magaalada Baydhabo

Muqdisho | QOL | September 27, 2017 — Kulan kan uu shir ka doomineyey Kusimaha Madaxweynah Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ahna Wasiirka Aminga Dolwada Kg Mudne xasan Xuseen maxamed Xasan (Eley) waxana Ka soo Qeeb Galey saraakiisha Ciidamada Booliska KGS Oo Ka kala Yimid deeganadaasi waxana Inta badan looga Hadaley sidii Saro Looga qaadi lahaa Amniga Deegnadan Maamulka KGS Waxaan Ay Isla Garteen Saraakiisha Ciidamada Maamulka KGS In Iskuwada Midah ay U Wada Shaqeeyaan Ayna Xooga Saaraan Sugida Aamnka Dagmooyinka Iyo Deegaanada Maamulka KGS

Ugu Danbayntii Ayaa Wasiirka Wasarada Amniga ahana Kusimaha Madaxweynah Maamulkaasi U Sheegay In Si Siman Loola Xisaabtamidoono Saraakiisha Ciidamada Amaanka KGS

Waana Kulankii Ugu Horeyey Ay Yeeshaan Saraakiisha Ciidamada Booliiska KGS Tan Iyo Xiligii Dhabaha Lootaagay Maamulkaasi

k1 k2 k3 k5 k7

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online  | Muqdisho 

______________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *