Dilal ka dhacay magaalada Toronto

Toronto | QOL | October 7, 2017 – Magaalada Toronto ee Dalka Canada waxa ka dhacaay 72 Saac ee laso dhafaay labo dil oo lo gestay labo dhaliinyaro Soomaali ah oo lagu kala Magacawi jiiray alaha u naxariste maraxum Cabdiqafar Cabdi Uhaab Xaaji Xuseen halka midka kalana lagu magacawi jiiray Cabduqadir Cali Baxi

.
Mahad Carabow Cali Toronto Canada
___________________________________________
Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *