Sawirro:-Maamulka Warbaahinta Goobjoog Oo Faah Faahiyey Sababaha Ay Hawada Uga Maqan Yihiin

Muqdisho | QOL | 15 October 2017 –Qoraal kooban oo la soo dhigay Barta Twitter-ka ee Warbaahinta Goobjoog ayaa waxaa Ogeysiis ahaan loogu sheegay inaysan awoodi  Karin inay wax cusub  ka baahiyaan Warbaahinadooda kala ah Goobjoog TV, Goobjoog FM iyo Gool FM.

Qoraalka waxaa lagu xusay in Istuudiyayaasha Warbaahinta Goobjooge Media uu burbur ka soo gaaray Qarixii xoogganaa ee shalay ka dhacay Isgoyska Zoope ee magaalladda Muqdisho.

Xarunta Dhexe ee Goobjoog Media waxay ku taalla meel aan ka fogeyn halkii uu shalay ka dhacay qarixii ay dadka badan ku geeriyoodeen, kuna dhaawacmeen.

 

a1 a2 a3

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *