War-murtiyeed: Shirkii madasha wadatashiga doorashooyinka 2016 oo lasoo gabagabeeyay

Muqdisho | QOL | October 20, 2015 – Waxaa gelinkii dambe ee maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka madasha wadatashiga doorashooyinka 2016 wejigiisa 1-aad, kaasi oo shalay furmay.

Shirkaan waxaa ka qeybgalay madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya, xildhibaanno, Wasiirro ka tirsan Federaalka, madaxda maamul gobaleedyada, Ururada Bulshada iyo xubno korjoogayaal oo beesha caalamka ka socday.

Gabagabadii shirkaan ayaa waxaa lasoo saaray war-murtiyeed ka kooban 10 qodob, kaasi oo saxaafadda u akhriyay wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaaka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa.

Waxaana uu u qoran yahay War-murtiyeedka Sidan:-

warmurtiyeed-wadatashiga-2016-1

warmurtiyeed-wadatashiga-2016-2

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *