Sawiro:-Madaxweyne Faraamjo Oo Gaaray Halkii Uu Maanta U Dhoofay

Muqdisho | QOL | 22  October 2017 – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa Goor dhow ka gaaray dalka Uganda.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Uganda ayaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Magaalada Kampala ee Caasimadda dalka Uganda.

Waxaa lagu waddaa in Madaxda Uganda uu kala hadlo sidii looga taageeri lahaa dagaalka Al-Shabaab.

Safarka Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa ku wehlinaya xubno katirsan golaha Wasiirada iyo masuuliyiin kale.

000. 00

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *